Trump oo mar kale lagu dhegan yahay iyo Guddi cusub oo baaritaan oo la sameenayo

Afhayeenka aqalka Kongreska ee dalka Mareykanka, Nancy Pelosi ayaa sheegtay inay hirgelin doonta guddi ka madaxbanana gollahaas oo baaritaan ku sameyn doonaa weerarkii horraantii bishii Janaayo ee sanadkan lagu qaaday aqalka Capitol, weerarkaas oo ay qaadeen taageerayaasha madaxweyne Trump. Warqad ay u qortay xildhibaanada aqalkaas ayay Pelosi ku sheegtay in guddigaas uu u shaqeyn doona … Continue reading Trump oo mar kale lagu dhegan yahay iyo Guddi cusub oo baaritaan oo la sameenayo